U Gaar Dumarka : Ragga Haweenka Sidaan U Dhaqma Aad Ayay Uga Fogaadaan Ee Taxadar

U Gaar Dumarka : Ragga Haweenka Sidaan U Dhaqma Aad Ayay Uga Fogaadaan Ee Taxadar

Qubarada arimaha qoyska ee alcarabiya.com ayaa warbixintaan ku soo koobaya dhowr arimood oo gabaryaheey kaa fogeyn kara ragga kana yeelaya kuwo ka cararaya.

1- Midda Codsiga Badan : waan ka xumahay , ninka kuu imaanaya xilliga aad doonto , una dhaqmaya sida aad filaneyso in uu u dhaqmo … ninka noocaas xilligaan ma jiro laga yaabaa in duni kale uu ku nool yahay , dalabyadaada ha ahaadaan kuwo ku saleysan caqli iyo waqti .

2- Waa Ay Adag Tahay In La Qanciyo : ninka hantida leh , fur furan qosol abuurka ah , wax fahmaya , deggan , Romansi ah , wanaagsan , noocii riyada ah , caqliga badan , lamaba la helayo noocan xittaa filimaanta kuma arkeysid nin tilmaamahas leh

3- Midda Cadowtooyada Badan : waa mid leh tilmaamo xun oo ma laha dareen naxariis ah waana midda dadka dhan ku qasbeysa in ay ka cararaan kaliya ragga ma aha , ee noqo noole jilicsan naxriis leh

4- Midda Leh Xishoodka Ka Bad-badiska ah : haka bad badin xishoodka , haka cararin in aad la hadasho oo ha aamusnaan marka aad wada kulantaan .

5-Midda Jecel In Ay Waxa U Maamusho Qaab La Hayste Ah : haddii ra`yigaaga aad ku qasabto asxaabtaada gabdhaha ah ayna u nugul yihiin in ay aqbalaan alcarabiya.com waxa ay ku leedahay ha filan in aad hesho nin taasi kuu saamaxaya




thumbnail Title: U Gaar Dumarka : Ragga Haweenka Sidaan U Dhaqma Aad Ayay Uga Fogaadaan Ee Taxadar
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-25T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
U Gaar Dumarka : Ragga Haweenka Sidaan U Dhaqma Aad Ayay Uga Fogaadaan Ee Taxadar



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 25, 2017 and have 0 comments