Aqriso Sida loo adkeeyo naasaha markay balaq noqdaan

Aqriso Sida loo adkeeyo naasaha markay balaq noqdaan

Naagaha qaarkooda marka ay
dhalaan oo ay naasahooda
caanaha ka dhamaadaan
adkaanshihii ayaa ka baaba’aya
waxay noqonayaan maqaar oo
balaq ah, taas baa waxay
keenaysaa nimanka qaarkooda
in damacooda dhanka naaska
yaraado, waayo naaska wuxuu
ka mid yahay raaxada galmada
iyo quruxda jirka naagta,
marka dad baa adeegsada
kareem loogu talagalay
naasaha in lagu adkeeyo laakin
inta badan la iskuma halayn
karo waxyaalaha kimikalka ah,
waxuu u soo gudbinayaa web
Raaxada guurka haweeneyda soomaaliyeed sida ay u adeegsan lahayd haddii ay
u baahato waxyaalo dabiici ah oo naasaha lagu adkeeyo
Qaab 1aad
marka hore waxaa la isku qasaa malab iyo bur kaddib naasaha ayaa la
marinayaa todobaadkii seddex jeer saliid saytuun ayaa lagu daldaliigayaa muddo
5 daqiiqadood maalin kasta hal jeer kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah,
kaddib waxaa la keenayaa gabal yar baraf waxaa la marmarinayaa laba naasood
ilaa uu ka dhalaalo, kaddib waxaad keenaysaa tufaax oo qashar la’aan la shiiday
waxaad saaraysaa labada naasood kaddib waxaad ku qubaysanaysaa biyo lagu
daray koob yar khal biyaha waa inay xoogaa kululaadaan waxaad
daldaliigaysaa muddo gaaraysa 15
daqiiqo, inshaa Allaah waxaad ka
heli doontaa natiijo fiican
Qaab 2aad
geed lagu yiraahdoo afka
ingiriiska (Lupin) carabigana
(ترمس) ayaa la shiidayaa waxaa
lagu daraa caano iyo khal iyo
biyaha loo yaqaano (maaul
wardi)

DAAWO VIDEO


 inta si fiican la isugu labo
ayaa la saarayaa naasaha
muddo hal saac ayay
saarnaanayaan kaddib ayaa la
dhaqay
thumbnail Title: Aqriso Sida loo adkeeyo naasaha markay balaq noqdaan
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-11T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aqriso Sida loo adkeeyo naasaha markay balaq noqdaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 11, 2017 and have 0 comments