Bidaarta oo dawo loo helay

Bidaarta oo dawo loo helay

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sanadii dambe ka mid noqotay magaalooyinka caalamka ee loo tago beerashada timaha ragga iyo haweenka qaba bidaarta.

Magaaladan ayaa waxaa ku yaallo xarumo caafimaad oo qaliin timo loogu beerayo loogu sameeyo dadka bidaarta qaba.

Soomaali qurbaha ka timid ayaa ka mid ah macaamiisha adeegyada u raadsada xarumahaasi, waxaana dadkaasi ka mid ah, 

Maxamed Abuukar Xassan (Maxamed Deeq) oo dalka UK uga yimid arrintan isla markaana ku qarash-gareeyay ku dhawaad 2500 oo doolar, 


Farxaan Maxamed Jimcaale oo dhawaan booqasho ku tagay Istanbul ayaa halkaa kula kulmay wareysigan ayuuna la yeeshay? 

RIIX HALKAAN KA DAAWO


Bidaarta oo dawo loo helay
thumbnail Title: Bidaarta oo dawo loo helay
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-29T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Bidaarta oo dawo loo helay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 29, 2017 and have 0 comments