galmadi guska iigu aadi iska dhaaf ninyahow ee xaaskaaga sidaan ugu waaxeey

galmadi guska iigu aadi iska dhaaf ninyahow ee xaaskaaga sidaan ugu waaxeey

Raggu ma iloobaan haweenka sabarka badan ee u dul qaata dhibaatooyinka kala duwan kalana qeyb gala cadaadiska mararka qaar noloshiisa kusoo kororta murugadeed.
Waxa ayna u noqotaa badbaado iyo difaac adag oo raggu ay ku gambadaan xilliyada dhibaatooyinka.
Haweeneydiisu waa mida kor u qaada waxyaabaha uu haminaya kuna dhiiragelisa si fiicanna u ogsoon xilliga looga baahan yahay in ninkeeda ay u soo xaadirto sidoo kalena ogsoon waxa ay ku oranaeyso si naxariis iyo kalgaceyl ay kujirto una sabreysa illaa sidii ay ku baratay uu kusoo laabto kulana dhaqmeysa xikmad iyo caqli…. Tani waa haweenka raggu aysan marnaba iloobi Karin si waliba oo xaalku noqdo.
Haweeneyda caqliga badan.
Haweeneyda caqliga badan waa mida si wanaagsan u garata sida loola dhaqmo ragga nolosha kula shirkoobayo fahmeysana nin waliba dabeecadihiisa u gaarka ah ogsoonna xilliga ay la sheekeysaneyso iyo xilliga ay dalbeyso iyo sidoo kale xilliyada ay ka aamuseyso iyo xilliyada ay dhageysaneyso keliyana intaasi aan ku ekeysaneynin hayeeshee ogsoon sida ninkeeda uu kusoo muuqan karo oo horumar uu ku gaari karo.
Iyada oo kalsooni ku qabta naftiisa dhiiragelin saa’id ahna u sameyneysa… Haweeneydani waa mida aan ninkeeda marnaba iloobi Karin waayo waa lamaane lagu aflaxay, wuxuuna ninku dareemayaa mar waliba oo akteeda uu joogo fikrad yookeeda sareyso oo hadana xeel dheer mar waliba oo iyada uu lajoogo.
Haweeneyda dhalamada badan.
21c054ca516411e3ab6912a6691d2c8b_8
Haweeneyda dhalmada badan waxay ka dhigeysaa ninka nolosha kula wadaaga nin rag oo kalsooni qaba, mar waliba oo dhalmadeeda uu siyaado wuxuu dareemayaa ninka raganimadiisa in ay sii korortay waliba si saa’id ah iyada oo aan isku dayin in ay kakeensato arrinkaasi ama sidoo kale uu u yeesho fiiro gaar ah sheekadeeda xilliyada uu labisanayo iyo xilliyada uu la fadhiisanayo.
Nninka waxa uu dareemayaa xilliyadaasi raganimo dheeri oo xaqiiqi ah xittaa haddii uu duqoobo… haweeneydani waa mida ninkeeda uu jeclaanayo uuna jeclaanayo iyad oo dhan marna ka suurageli meyso in uu iloobo.
Haweeneyda Qurxoon.
codsiyadiisa sida caruurta oo kale mararka qaarna uu ka daro, wuxuuna jecel yahay in in uu sugo naxariistaasi uu kaga bartay xaaskiisa iyo jaceylka.
Haweeneyda bixinta leh iyo daqaeynta xoolaha qalan.
Haweeneydani waxay ka tagtaa saameyn aanu ninka qaba iloobi Karin wuxuu dareemayaa marka ay joogto islaantiisa si ay u bixiso wax waliba oo ay heyso awoodeedana ah in ay sadaqeyso..
Waxa ay xoolo u qaleysaa dadka masaakiinta ah kuna sadaqeysataa xisaab la’aan.. ninkuna waxa uu jecel yahay mar waliba in uu noqdo kan hela mudnaanta koobaad isaga oo aanu waxba dhiibin, wuxuuna nacayaa ninka naagtiisa marka ay ku xisaabtameyso haweeneyda in ay ninkeeda ku rakaateyso waxa ay bixineyso.
Haweeneyda xoogan hadana daciifsan.
Ninka waxa uu jecel yahay in haweeneydu ay ogaato xilliga ay awood yeelaneyso iyo xilliga ay daciif noqoneyso.

thumbnail Title: galmadi guska iigu aadi iska dhaaf ninyahow ee xaaskaaga sidaan ugu waaxeey
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-13T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
galmadi guska iigu aadi iska dhaaf ninyahow ee xaaskaaga sidaan ugu waaxeey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 13, 2017 and have 0 comments