Ragga Tilmaamahaan Leh Waa Riyada Haween Waliba "Ninka Kulansado Qodobadan Hoos Ku Xusan Waa Wiilkii Riyada"

Ragga Tilmaamahaan Leh Waa Riyada Haween Waliba "Ninka Kulansado Qodobadan Hoos Ku Xusan Waa Wiilkii Riyada"

Shabakada shumis.net ayaa ku siineysa tilmaan ay aad haweeneyda uga raadiso ninka ay nolosha la wadaageyso hadaba talooyinkaan qaado .
* Tix Gilinta Ehelkeeda Iyo Asxaabteeda : haweeneyda aad ayay uga heshaa ninka tix giliya qoyskeeda iyo asxaabteeda .
* Ninka Dhageysta : Tix gilin weyn ayay siisaa ninka dhageysta dhibaatooyinkeeda isla markaana fahmaya .
* Oofinta : Ninka balan oofinta badan waa tillmaanta haweeney waliba ay raadineyso .
* Saraaxadda : sidoo kale ninka sida saraaxadda u hadla waxna ugu sheega waa ay adaga tahay in qalbigeeda ka xerato oo kalsooni ayay ku qabtaa.
* Aaabo Wanaagsan : aad ayuu u soo jiitaa ninka sida weyn uga ciyaara doorka aabo nimo.
* Romantic Iyo Akhlaaq Wanaagsan: waa tiir ka mid ah tiirarka uu qoyska ku tiirsan yahay , haddii Romantic iyo akhlaaq la isku helo lagama yaabo in shumaca jaceylka uu damo .

* Ninka Aragtida Fog : haweenka waxa ay aad uga helaan ninka leh aragtida fog kuna wanaagsan kaftanka balse aan aheyn mid waali oo ka bad badis ah .
* Aqoon Iyo Caqli Fog : waa tilmaan ay haweeneyda ka jecashahay in ay ka hesho qofka ay nolosha la wadaageyso .
* Taageerid: waxa ay haweeneyda raadineysaa oo dooneysa in ay ka hesho ninka ay nolosha la wadageyso taageero iyo qadarin maxaan yeelay waxa ay ku dareemeysaa xasilooni .
* Kalsooni Iyo Awood Shaqsiyadeed : Isku kalsoonaanta waxa ay qofka ka yeeshaa mid adag , waana tilmaan ay haweeneyda u xaqiijineysaa in ay awooddo in ay ku kalsoonaanyo ninkeeda iyo dhamaan go`aanadiisa .



thumbnail Title: Ragga Tilmaamahaan Leh Waa Riyada Haween Waliba "Ninka Kulansado Qodobadan Hoos Ku Xusan Waa Wiilkii Riyada"
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-14T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga Tilmaamahaan Leh Waa Riyada Haween Waliba "Ninka Kulansado Qodobadan Hoos Ku Xusan Waa Wiilkii Riyada"



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 14, 2017 and have 0 comments