sida bushimaha xaaska loo dhuuqo galmada cusub?

sida bushimaha xaaska loo dhuuqo galmada cusub?

Waxaan ka hadlaynaa xubin muhim ah xagga istiinka dumarka m hubaal waxaa ah Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) in ay tahay talaabada ugu horeeysa ee Weerarka sariirta, waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha gabdha.

Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyaduna ay isagu ku dheehantahay oo ay u dhuuqeyso midda sareeysa.

Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo.

Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenki jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga nuugo iyadoo gaarta in ay soo buurato markaasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .



thumbnail Title: sida bushimaha xaaska loo dhuuqo galmada cusub?
Posted by:galmada Net
Published :2017-04-11T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
sida bushimaha xaaska loo dhuuqo galmada cusub?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 11, 2017 and have 0 comments