Ninyahoow Hadii Aad Aragtid xaaskaada OO sidaan sameeneysa Galmo ayeey kaa Rabtaa ee…..

Ninyahoow Hadii Aad Aragtid xaaskaada OO sidaan sameeneysa Galmo ayeey kaa Rabtaa ee…..

Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay

2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda

3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso

4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix


dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali oran buu weerarayaa.

thumbnail Title: Ninyahoow Hadii Aad Aragtid xaaskaada OO sidaan sameeneysa Galmo ayeey kaa Rabtaa ee…..
Posted by:galmada Net
Published :2017-05-01T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninyahoow Hadii Aad Aragtid xaaskaada OO sidaan sameeneysa Galmo ayeey kaa Rabtaa ee…..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 01, 2017 and have 0 comments