waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?

waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?

Ginseng  waa geed aad u daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga, wuxuu ka baxaa dalka Korea iyo China iyo Canada iyo USA .  

killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa awood badan marka uu geedkan adeegsado 



Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado Ginseng, 



isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, 



hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, 



intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .




thumbnail Title: waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?
Posted by:galmada Net
Published :2017-05-15T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 15, 2017 and have 0 comments