Chiranjeevi Iyo Ram Charan Hadii Ay Doonaayaan Aishwarya Rai Ha U Diyaariyaan 9 Crore

Chiranjeevi Iyo Ram Charan Hadii Ay Doonaayaan Aishwarya Rai Ha U Diyaariyaan 9 Crore

 Mega Star Chiranjeevi filimkiisa ugu danbeeyay wuxuu ahaa filimka guusha weyn gaaray ee Khaidi No.150 jilaagaan ayaana mar hore shaaca ka qaaday mashruuciisa xiga oo ah Uyyalawada Narasimha Reddy oo director ka noqan doono Surender Reddy.

Ka dib Baahubali-The Conclusion filim sameeyaasha koonfur hindiya ayaa doonaaya inay sameeyaan mashruucyo waa weyn hadaa qorshahooda ayaa ah in jilaayaasha bollywood-ka filimadooda kusoo daraan.

Sida aan hori idinla wadaagnay kooxda filimka Uyyalawada Narasimha Reddy ayaa doonaaya in mashruucaan weyn ay kusoo daraan atariishada caanka ah ee Aishwarya Rai Bachchan laakiin Chiranjeevi Iyo Ram Charan waa inay 9 crore u diyaariyaan Aishwarya Rai bachchan maadaama uu yahay qiimaha ay filim walbo ku samayso.

Filimka Uyyalawada Narasimha Reddy ayaa hadal heyn weyn xambaarsan waxaana lagu qarash gareyn doona lacago qaali waxaana maal gilin doona filimkaan Mega Power Star Ram Charan.
thumbnail Title: Chiranjeevi Iyo Ram Charan Hadii Ay Doonaayaan Aishwarya Rai Ha U Diyaariyaan 9 Crore
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-27T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Chiranjeevi Iyo Ram Charan Hadii Ay Doonaayaan Aishwarya Rai Ha U Diyaariyaan 9 Crore



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 27, 2017 and have 0 comments