CUDURKA CUSUB EE DHAKHAATIIRTA WAREERIYAY NIN JIRKIISA GEED CAMAL NOQDAY

CUDURKA CUSUB EE DHAKHAATIIRTA WAREERIYAY NIN JIRKIISA GEED CAMAL NOQDAY

Wiil jiro 25 sano waxaa ku dhacay cudur lala yaabay oo aan weligii la arag, cudurkaas waa cudur maqaarka ku dhaco, wiilka gacmihiisa waxay noqdeen sida laamo geed meel kasta ayaa laafo uga soo yaacay, waxaa la sheegay cudurkaas inuu ku dhacay isagoo jira 10 sano hadda waxaa lagu daaweynayaa isbitaal ku yaalla magaalada daka ee caasimada dalka Bangladesh, jirradan afka ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Human Pappiloma Virus afka carabigana waxaa la dhahaa  الورم الحليمي البشري dhaqaatiir kala duwan oo caalamka ka kala yimid ayaa waxay u raadinayaan daawo ilaa iyo hadda daawo waa loo la'yahay, waxaa la sheegay jirradan inay leedahay 100 nooc 


wax gaaraya 30 nooc waxay ku dhacayaan xubnaha taranka, waxaad fahmaysaa marka aad daawato sawiradan ninkan Alle subxaanahu wataacaala waxa uu naga hayo, Ilaahay ha caafiyo ninka
thumbnail Title: CUDURKA CUSUB EE DHAKHAATIIRTA WAREERIYAY NIN JIRKIISA GEED CAMAL NOQDAY
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
CUDURKA CUSUB EE DHAKHAATIIRTA WAREERIYAY NIN JIRKIISA GEED CAMAL NOQDAY



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 20, 2017 and have 0 comments