DAAWO Alex Oxlade-Chamberlain iyo fanaanada Perrie Edwards oo fasax qurux badan qaadanaya

DAAWO Alex Oxlade-Chamberlain iyo fanaanada Perrie Edwards oo fasax qurux badan qaadanaya

 Alex Oxlade-Chamberlain ayaa ku riyaaqaya fasaxa uu la qaadanayo saaxiibtiis heesaaga ah ee Perrie Edwards.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal ayaa shukaansi la wadaagaya xiddigii Little Mix ku caanka ah tan iyo dhamaadkii sannadkii hore.

Oxlade-Chamberlain ayaa ka faa’idaysatay fasaxa Premier League, waxaana uu ku sugan yahay jasiiradaha fog.

23-sano jirkaan ayaa tusay dunida jirka cajiib ah oo ay leedahay saxiibtiis Perrie Edwards oo ah heesaa caan ah.

Labada shaqsi ayaa ku duulay helicopter, waxana taageerayaasha usoo bandhigeen videos iyagoo isticmaalaya barta Snapchat.




Socdaalkan waxa uu u imanayaa xili aan la hubin mustaqbalka Alex Oxlade-Chamberlain ku leeyahay garoonka Emirates, ka dib markii uu ka carooday wadahadalkii kooxdiisa ku dooneysay in ay heshiiska ugu kordhiso.

thumbnail Title: DAAWO Alex Oxlade-Chamberlain iyo fanaanada Perrie Edwards oo fasax qurux badan qaadanaya
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-24T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO Alex Oxlade-Chamberlain iyo fanaanada Perrie Edwards oo fasax qurux badan qaadanaya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 24, 2017 and have 0 comments