Daawo: Mahad Abiib oo degan Norwey oo Dhacdo yaab leh kala Kulmay Wasiir Yuusuf Garaad & Waxa dhacay (Video)

Mahad Abiib oo ah Wiil Soomaaliyeed oo dhowaan dalka Norwey Sharciga looga Ceshaday uu dhacdo la yaab leh kala Kulmay Wasiirka Arimaha Debedda ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Shirkaasi ay yimaadeen Dhibanayaal badan oo Soomaaliyeed,  Kuwaasi oo isugu jiray kuwa Sharciyada laga qaatay iyo Kuwa Ubadka laga Qaatay, Wuxuuna ka Warbixiyey sidii ay wax u dhaceen, Wuxuuna sheegay inuu ku Inkiray inuu yahay Soomaali markuu usoo Bandhigay Waraaqihii ay Masuuliyiinta Dawladda Horey isaga u siiyeen.
thumbnail Title: Daawo: Mahad Abiib oo degan Norwey oo Dhacdo yaab leh kala Kulmay Wasiir Yuusuf Garaad & Waxa dhacay (Video)
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-19T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Mahad Abiib oo degan Norwey oo Dhacdo yaab leh kala Kulmay Wasiir Yuusuf Garaad & Waxa dhacay (Video)

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 19, 2017 and have 0 comments