Daawo Muuqaal :Imaaraatka Carabta Soomaalida ma caawiyaa mise waa Cadaw qarsoon oo aan laga war qabin ?

Daawo Muuqaal :Imaaraatka Carabta Soomaalida ma caawiyaa mise waa Cadaw qarsoon oo aan laga war qabin ?

Inta badan shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn ugu aragti kala duwan caawinta dalka Imaaraatka Carabta ee gudaha Soomaaliya wuxuuna dalkaan noqday mid amaan iyo eedeynba muteystay .

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa qaba in dalka isku taga Imaaraatka Carabta uu hurinayo ama qeyb weyn ka qaadanayo qilaafaadka iyo colaadaha u dhaxeeya umada Soomaaliyeed , halka dadka qaarkiis ay aamin san yihiin in Imaaraatka Carabta uu dhaamo wadamo badan waliba shacabka Soomaaliyeed uu wax yaabo badan u qabtay .

thumbnail Title: Daawo Muuqaal :Imaaraatka Carabta Soomaalida ma caawiyaa mise waa Cadaw qarsoon oo aan laga war qabin ?
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-10T03:48:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Muuqaal :Imaaraatka Carabta Soomaalida ma caawiyaa mise waa Cadaw qarsoon oo aan laga war qabin ?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 10, 2017 and have 0 comments