Daawo Sawirada: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Buuraha Caal Madoow & Puntland Oo Sir Badan Shaaca Ka Qaaday

Daawo Sawirada: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Buuraha Caal Madoow & Puntland Oo Sir Badan Shaaca Ka Qaaday

 Dagaal Xoogan ayaa ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay Buuraha Gal gala oo udhaxeeyey Xarakada Al Shabaab iyo kuwa Puntland.

Waxaa la isku adeegsaday Hubka waa weyn iyo midka daran dooriga udhaca,waxaana jira Khasaaro kala gaaray Labada Dhinac.

Mid kasta oo dhinacyadaasi ah waxa uu sheeganayaa inuu guul gaaray jebiyana kuwii kasoo horjeeday,balse Xog ka madax banaan labada dhinac ayaan la heli Karin.




Buuraha Caal Madoow ayaa Puntland waxey sheegtay inay bur burisey deegaano Saldhigyo ay Ku lahaayeen Xarakada Shabaab sida ay warka udhigtay Gobolka Bari.
thumbnail Title: Daawo Sawirada: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Buuraha Caal Madoow & Puntland Oo Sir Badan Shaaca Ka Qaaday
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-21T03:23:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Sawirada: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Buuraha Caal Madoow & Puntland Oo Sir Badan Shaaca Ka Qaaday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 21, 2017 and have 0 comments