Daawo Video: Maki Xaaji Banaadir oo Khudbad uu Jeediyey uga yaabsaday Madaxwyane Farmaajo iyo Rw. Khayre

Daawo Video: Maki Xaaji Banaadir oo Khudbad uu Jeediyey uga yaabsaday Madaxwyane Farmaajo iyo Rw. Khayre

Abwaanka Soomaaliyeed Maki Xaaji Banaadir ayaa Hadal guubaabo ah ka horjeediyay madaxda DFS gaar ahaan madaxweyne Farmaajo, RW Kheyre, Wasiiro iyo maamulka gobolka Banaadir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Khudbad uu ka jeediyay xafladii xuska sanad guuradii 57-aad ee kasoo wareegatay 26-ka June maalintii Xoriyadda goboladda Waqooyi ayuu waxaa uu dar daaran ugu diray madaxweynaha iyo dowladiisa.


 


“Aabe Farmaajo, Adeer Kheyre iyo Mudane Xaashi (Gudoomiyaha aqalka sare) maanta fursad ayaad haysataan aduunka ayaa idii baahan ee lacag ayaa la idinka rabaa”ayuu yiri Maki Xaaji Banaadir oo qiireysan.

thumbnail Title: Daawo Video: Maki Xaaji Banaadir oo Khudbad uu Jeediyey uga yaabsaday Madaxwyane Farmaajo iyo Rw. Khayre
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-27T16:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Video: Maki Xaaji Banaadir oo Khudbad uu Jeediyey uga yaabsaday Madaxwyane Farmaajo iyo Rw. Khayre



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 27, 2017 and have 0 comments