DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea

DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea

Cabsi dagaal oo aad uxoogan ayaa ka taagan Xuduudka Eriterea iyo Jabuuti kadib markii ay halkaas isaga baxeen ciidamadii Dawladda  Qadar ee kala ilaalinayay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Eriteria oo awood dagaal haysata ayaa lasoo sheegayaa iney xoog kula wareegtay dhulkii ay isku haysteen labada dhinac, halka ay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay xaduuda Jabuuti.

Arintan ayaa keentay iney cabasho weyn ka keento Jabuuti iyadoo si deg deg ah udalabaneysa in wax laga qabto daan daansiga Eriteria ee dagaalka keeni kara.

thumbnail Title: DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-19T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 19, 2017 and have 0 comments