DHUXUSHA QAABKA LOOGU NADIIFIYO ILKAHA

DHUXUSHA QAABKA LOOGU NADIIFIYO ILKAHA

dad badan oo ka mid ah dhakhtarada caalamka ayaa sheegay inay tahay dhuxusha waxyaalo lagu nadiifin karo ilkaha midda ugu fiican, 

waxay sheegeen inay si fiican u cadayn karto ilkaha, 

waxay tirtiraysaa madowga ilkaha ka imaan kara shaaha ama qaxwada, sidoo kale ma aha wax dhib u keeni kara ilkaha, 


waxaa la samaynayaa sida soo socota inta la shiido ama la burburiyo dhuxusha markaas ayaa lagu darayaa malab kaddib waxaa la keenayaa buraashka ama cadayga markaas ayaa lagu nadiifinayaa ilkaha.
thumbnail Title: DHUXUSHA QAABKA LOOGU NADIIFIYO ILKAHA
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DHUXUSHA QAABKA LOOGU NADIIFIYO ILKAHA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 20, 2017 and have 0 comments