Eid Mubarak Special: Shah Rukh Khan Oo Taageerayaashiisa Ugu Hambalyeeyay Ciidul Fidriga (+Sawiro)

Eid Mubarak Special: Shah Rukh Khan Oo Taageerayaashiisa Ugu Hambalyeeyay Ciidul Fidriga (+Sawiro)

 Shalay waxay aheyd maalinta ciidul fidriga oo si weyn looga dabaal dagay daafaha caalamka laakiin wadanka Hindiya maanta ayaa si weyn looga ciidaaya.

Haddaba Super Star Shah Rukh Khan oo sanad walbo looga bartay in gurigiisa ku yaalo Mannat soo qeybta koreyso soo istaago misana taageerayaashiisa iyo muslimiinta la wadaago farxad ciidul fidriga.

Srk waxaa farxadaan kula wehlinaayay wiilkiisa Abram khan jilaagaan ayaana laga soo bandhigay sawiro qurux badan asiga iyo wiilkiisa Abram sidoo kale wuxuu kula qaas ah la qaatay saxaafada.



Eid Mubarak Special: Shah Rukh Khan Oo Taageerayaashiisa Ugu Hambalyeeyay Ciidul Fidriga (+Sawiro)
thumbnail Title: Eid Mubarak Special: Shah Rukh Khan Oo Taageerayaashiisa Ugu Hambalyeeyay Ciidul Fidriga (+Sawiro)
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-27T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Eid Mubarak Special: Shah Rukh Khan Oo Taageerayaashiisa Ugu Hambalyeeyay Ciidul Fidriga (+Sawiro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 27, 2017 and have 0 comments