LAFKALLUUN HADDAY DHUUNTA KUU FARIISATO SIDAN YEEL

LAFKALLUUN HADDAY DHUUNTA KUU FARIISATO SIDAN YEEL

Haddii dhuunta laf mallaay kuu gasho sidee baad ku soo bixin kartaa? marmar waxaa laga yaabaa lafta inay ku soo bixi wayso qofac ama xamxam waxaad samaynaysaa sidan marka hore waxaad keenaysaa miraha saytuunka waxaad ku ridaysaa digsiga kaddib 

dabka ayaad saaraysaa markaad biyo ku darto marka waxaad cabbaysaa isagoo kulul waxyar kaddib haddii Alle idmo lafta way ka baxaysaa dhuunta, haddii aadan rumaysnayn lafaha 

kalluunka keen marka ku dhexrid biyaha saytuunka karkarsan, 


fiiro gaar : saytuun waxaa laga wadaa midka miraha yaryar ee ma aha midka ay soomaalida u taqaano saytuun waa sawirka ka muuqda halkan.
thumbnail Title: LAFKALLUUN HADDAY DHUUNTA KUU FARIISATO SIDAN YEEL
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
LAFKALLUUN HADDAY DHUUNTA KUU FARIISATO SIDAN YEEL



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 20, 2017 and have 0 comments