Showga Ciida oo lagu Aadiyay Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ee 1 Jully iyo Farxiya Fiska oo ka Tumaysa!!

Showga Ciida oo lagu Aadiyay Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ee 1 Jully iyo Farxiya Fiska oo ka Tumaysa!!

Waxaa Magaalada London ee Dalka Britain Lagu Qabanayaa Show Loogu talagay Ciida Wuuxna dhacayaa showgaas Maalinta Xuriyada Soomaaliya ee 1 July oo ah Maalin Sabti ah oo soo galaysa Habeen Axad ah .

Showgaan waxaa wada Qabanaya Fanaanin Caan ah oo aad looga Yaqaan Magaalada London iyo guud ahaan dunida Kuwaasi oo kala ah : 



Farxiya Fiska iyo fadumiina iyo waliba Farax Murtiile oo Hamoogaan oo Haka Maqnaan Habenkaas iyo Fananadda qarniga waa Boqoradda Farxiya Fiska



thumbnail Title: Showga Ciida oo lagu Aadiyay Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ee 1 Jully iyo Farxiya Fiska oo ka Tumaysa!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-27T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Showga Ciida oo lagu Aadiyay Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ee 1 Jully iyo Farxiya Fiska oo ka Tumaysa!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 27, 2017 and have 0 comments