Tirada Soomaalida degan Australia oo si rasmi ah loo shaaciyay.

Tirada Soomaalida degan Australia oo si rasmi ah loo shaaciyay.

Hayada tirakoobka Australia ABS ayaa maanta soo bandhigtay natiijada tirkoobkii la qaaday sanadkii lasoo dhaafay 2016.

Tirkoobka Australia ayaa la qabtaa 5 sanaba mar, waxaana sanadkan la ogaaday in shacabka gaaray 23,401,892 oo qof.

Dadka Soomaalida ee degan Australia ayaa lagu sheegay inay gaarayaan 14,176 qof iyagoo gobolada dalka u kala degan sida hoos ku qoran.



VIC 7,457
WA 2,528
QNL 2,441
NSW 1,244
SA 415
ACT 45
NT 26
TAS 18
Macluumaad dheeraad ah kala soco SBS Somali.
thumbnail Title: Tirada Soomaalida degan Australia oo si rasmi ah loo shaaciyay.
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-28T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Tirada Soomaalida degan Australia oo si rasmi ah loo shaaciyay.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 28, 2017 and have 0 comments