VIDEO: Labo wiilal ajnabi ah oo hees ay iska qaadeen caan ka noqotay Norway
Hakeem iyo Temur oo ah laba wiil oo 19 jir ah kuna nool magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa hees ay si baashaal u sameeyeen u noqtay mid caan ah oo shaac baxday, taasoo kaalinta koowaad ka gashay idaacadaha dalkaasi.
Labadan fanaan ee dhalinyarada ah ayaa oo ku baashaali jiray studio ku yaal Oslo auaa waxeey qoreen hees ay ku luqeeyeen isla ayaga waxaana ay heestaasi ugu magacdareen Fy Fæn taasoo durbada u kala kacday waxaana ay noqotay mid u sara martay heesaha la dhageysto xiligaan dalka Norway, waxaana durbaba qaatay heesta in ay astaan u noqoto filim Skam lagu magacaabo oo Noorwiiji ah taasoo keentay in ay heestii gaarto dalal badan oo filimkaasi laga daawaday.
Waxaa dhalinyaradan oo asal ahaan dalkaas Norway usoo haajiray ay heestooda ka hadleysa nolosha dad badan o ku nool dalkaasi taasoo soo jiidatay dadweeynaha jecel muusigga hip hop ka loo yaqaan.
Haatan waxey dhalinyaradani heshiis la gaeen shirkadda Universal Music ee canaka ah ayagoo walina sameynaya bandhig faneedyo waaweyn oo ay caalamka ku marayaan.

Posted by:
Published :2017-06-21T04:00:00+07:00
VIDEO: Labo wiilal ajnabi ah oo hees ay iska qaadeen caan ka noqotay Norway
Posted by June 21, 2017 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment