VIDEO: Mahad Egal oo ka badbaaday dabkii London oo taageero dhaqaale helay

VIDEO: Mahad Egal oo ka badbaaday dabkii London oo taageero dhaqaale helay

Mahad Egal oo ka mid ahaa dadkii argagaxa iyo dareenka ka bixiyay dabkii weynaa ee dhismaha Grenfell Tower ayaa soo jiitay dareenka bulshada kala duwan ee UK ku nool iyo guud ahaan caalamka, isagoo telefishinka BBC baahiyay muuqaalka Mahad Egal oo sharxay wixii uu indhahiisa ku arkay.

Mahad ayaa dabaqa afaraad ee dabka uu ka kacay deganaa, isagoo la ilmeeyay dhacdooyinkii naxdinta badnaa ee uu arkay, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen aabo labadiisa caruur ah dhismaha dabaqa afaraad ka tuuray, hooyadoodna ay ku dhimatay, dad waayeelo ah oo guryaha kasoo bixi waayay iyo dhacdooyin kale.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




VIDEO: Mahad Egal oo ka badbaaday dabkii London oo taageero dhaqaale helay



thumbnail Title: VIDEO: Mahad Egal oo ka badbaaday dabkii London oo taageero dhaqaale helay
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-18T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
VIDEO: Mahad Egal oo ka badbaaday dabkii London oo taageero dhaqaale helay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 18, 2017 and have 0 comments