War deg deg:- Sarkaalkii Ugu Sareeyay ee Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo Gacanta lagu soo dhigay (Warbixin)

War deg deg:- Sarkaalkii Ugu Sareeyay ee Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo Gacanta lagu soo dhigay (Warbixin)

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Madaxtooyada ayuu ku sheegay in Sarkaalkan uu Al-Shabaab u qaabilsanaa dhibaateynta shacabka Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay.

Ciidamada Xasilinta Caasimada ayaa Sarkaalkan oo lagu magacaabo C/wahaab Khaliif Axmed, oo loo yaqaano Ciise Tarabuun ku qabtay Suuqa Bakaaraha.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA SARKAALKA ALSHABAAB



Wararka ayaa sheegaya in Sarkaalkan uu ahaa Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir.
thumbnail Title: War deg deg:- Sarkaalkii Ugu Sareeyay ee Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo Gacanta lagu soo dhigay (Warbixin)
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-21T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War deg deg:- Sarkaalkii Ugu Sareeyay ee Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo Gacanta lagu soo dhigay (Warbixin)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 21, 2017 and have 0 comments