WAXTARKA BAAMIYAHA RAGGA IYO DUMARKABA

WAXTARKA BAAMIYAHA RAGGA IYO DUMARKABA

baamiyaha wuxuu leeyahay vitamiino kala duawan sida A, B1, B3, B6, C, K waxyaalaha uu qabta halkaan ayaad ka heli kartaa, naagaha uurka leh aad buu ugu fiican yahay wuxuu kaloo la dagaallamaa jirrada sokorta waxyaalaha ku jira baamiyahay wuxuu nadaaminaya sokorta dhiigga sidoo kale wuxuu u roon yahay kelliyaha wuxuu kaloo nadiifiyaa mindhicirada adag , sidoo kale ilmaha yaryar wuxuu ka reebaa jirrada xiiqda iyo dadka waaweyn iyo carruurtaba wuxuu ka difaacaa jirrooyinka neefta, dadka baamiyaha badsada jirkooda wuu iftiimayaa wuxuu bixiyaa qurux aad la soo koobi karin, waxaa lagaa rabaa marka aad ogaato faa'idooyinka laga helo inaad badsato oo aad ku dadaadsho, 


waxaa fiican in basal iyo saliid lagu kariyo.
thumbnail Title: WAXTARKA BAAMIYAHA RAGGA IYO DUMARKABA
Posted by:galmada Net
Published :2017-06-20T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
WAXTARKA BAAMIYAHA RAGGA IYO DUMARKABA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 20, 2017 and have 0 comments