Abuukar Baalle Oo Aqoonsiga Danjirenimo Ee UN Laga Guddoomay

Abuukar Baalle Oo Aqoonsiga Danjirenimo Ee UN Laga Guddoomay

Xoghayaha qaramada midoobay  Antonio Guterres ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay wakiilka Soomaaliya u fadhin doona UN-ka Abukar Dahir Osman (Abukar Baalle).

Munaasbad ka dhacday xarunta Qaramada Midoobay shalay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga looga guddoomay Mr, Baalle.



Madaaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilkaan u magacaabay Abuukar Baalle oo ka mid ahaa dadkii ugu cad cadaa ee ololahii doorashada Farmaajo qaabilsanaa.
thumbnail Title: Abuukar Baalle Oo Aqoonsiga Danjirenimo Ee UN Laga Guddoomay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-28T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Abuukar Baalle Oo Aqoonsiga Danjirenimo Ee UN Laga Guddoomay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 28, 2017 and have 0 comments