Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)

Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)

 Filimka weyn Mubarakan maalinta berito ah ayaa si rasmi ah tiyaatarada loo saari doonaa waana filim shactiro dhameestiran leh.

Hadaba daawashada filimka Mubarakan ka hor inta aan la saarin jilaayaal badan oo Bollywood-ka ka tirsan ayaa lagu casuumay.

Director Anees Bazmee, Arjun Kapoor, Anil Kapoor, Ileana D’Cruz, Pavan Malhotra, Neha Sharma iyo Athiya Shetty oo ay la socdeen waalidkeeda Suniel Shetty iyo Mana Shetty iyo walaalkeeda Ahan Shetty ayaa goobta isugu imaadeen.

Jilaaga dhalinta yar Sooraj Pancholi iyo atirishada filimka Munna Michael kusoo caan baxday Nidhhi Agerwal  ayaa sidoo kale martida Mubarakan daawatay ka mid ahaayeen.



Fadlan hoos kaga bogo kooxdii usoo daawasho tagtay filimka Mubarakan sawiradooda:

thumbnail Title: Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-29T22:42:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 29, 2017 and have 0 comments