Arjun Kapoor: Ileana D’Cruz Wax Bay Igu Dhufan Jirtay Muuqal Walbo Aan Wada Duubaynay Filimka Mubarakan

Arjun Kapoor: Ileana D’Cruz Wax Bay Igu Dhufan Jirtay Muuqal Walbo Aan Wada Duubaynay Filimka Mubarakan

Actor Arjun Kapoor filimkiisa xiga waa Mubarakan oo uu director ka yahay Anees Bazme Mubarakan ayaa ah filim madadaalo dhameestiran leh sida loogu bartay filim sameeyahaan.

Arjun Kapoor iyo kooxda filimka Mubarakan oo ku mashquulsan xayaysiinta filimkaooda Arjun ayaa sheegay in, Ileana D’Cruz tahay qof dhib badan muuqal walbo aan wada duubaynay wax bay igu dhufan jirtay’.

Arjun ayaa sidoo kale sheegay ” aad ayaan ugu helay la shaqeynta Ileana maxaa yeelay waa qof fur furan xitaa inta aan duubista la bilaabin weykaa qosal siin kartaa sidoo kale waxaana doorkeyna u sameynay anagoo heysano qosal dagaal iyo jaceyl”.

Arjun filimka Mubarakan wuxuu ku jili doona labo wiji Karan Singh Iyo Charan Singh marka laga soo tago Arjun Iyo Ileana waxaa la hogaaminaaya Anil Kapoor iyo Athiya Shetty.


Waxaana daafaha caalamka laga daawan doona July 28 waana filima xiiso leh oo la wada sugaayo.


thumbnail Title: Arjun Kapoor: Ileana D’Cruz Wax Bay Igu Dhufan Jirtay Muuqal Walbo Aan Wada Duubaynay Filimka Mubarakan
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-13T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arjun Kapoor: Ileana D’Cruz Wax Bay Igu Dhufan Jirtay Muuqal Walbo Aan Wada Duubaynay Filimka Mubarakan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 13, 2017 and have 0 comments