Arjun Kapoor Oo Sheegay Inuu Jaceyl Yahay La Shaqeynta Priyanka Iyo Qaabka Ay Filima Kale Kuwada Sameyn Doonan

Arjun Kapoor Oo Sheegay Inuu Jaceyl Yahay La Shaqeynta Priyanka Iyo Qaabka Ay Filima Kale Kuwada Sameyn Doonan

Arjun Kapoor iyo Priyanka Chopra waxay hori ka wada shaqeeyeen filimka Gunday laakiin jaceyl kuma wadaagin labadooda oo Ranveer Singh ayaa PC filimkaas jaceyl ka wada dhaxeeyay.

Arjun Kapoor oo baraha bulshada si weyn ugu xiran wuxuu soo dhigay filimka Gunday asigoo tilmaamy inuu yahay filim qibrad weyn uu ka helay laakiin jilaagaan ayaa la weydiiyay inuu mar kale la shaqeyn doono Priyanka Chopra.

Arjun ayaana qoraal kale soo dhigay asigoo sheegay kalii in PC uu la shaqeyn doono marka ay kusoo laabato Hindiya asigoo sidoo kale saxaafada u sheegay In PC tahay qof ku mashquulsan Hollywood-ka.

Waxaana rajeynaa mark ay soo laabato sheekada filimada lala wadaagaayo mid ka mid ah aniga iyo iyada wada sameyno waana qaabka kalii aan ku wada shaqeyn doono PC.


Dhinaca shaqada Arjun Kapoor waxa uu ku mashquulsan yahay xayaysiinta filimkiisa Mubarakan oo la daawan doono 28 July 2017.


thumbnail Title: Arjun Kapoor Oo Sheegay Inuu Jaceyl Yahay La Shaqeynta Priyanka Iyo Qaabka Ay Filima Kale Kuwada Sameyn Doonan
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-11T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arjun Kapoor Oo Sheegay Inuu Jaceyl Yahay La Shaqeynta Priyanka Iyo Qaabka Ay Filima Kale Kuwada Sameyn Doonan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 11, 2017 and have 0 comments