Baaluqnimada

Baaluqnimada

Baaluqnimada waxaa waaye waqtiga jirkeena isku diyaarinaayo in oo sameeyn karo iyo xaalada ku sameynlahaa ilmo. Markii aan ka hadleyno qaangaarnimo, waxaa ka fikereynaa isbadalka adiga kuugu dhacaayo markii aad ka soo bexeeysid ilmonimada aad u socotid qof weeyn. Waa caadi in la helo xanaaq badan, iyo in ey fududahay in guuriga laga murmo. Dad badan ayaa waalidkood ka dhaxmaraa wadahadal kull iyo adaab fiicneeyn. Kani waxaa waaye waqti muhiim in aad ogaatid qofkaa tahay iyo in aad noqotid shaqsi.

Waxaa la sameeynaa hormoono cusub, waad garaneysaa damaca iyo rabitaanka aad u baranin. 

Tani waxey boos u firaaqeyney dareemo, saaxiibtinimo iyo kalgaceel. 



Sidaas iyaadoo tahay ayaad ka khibrat qaadaney dareenka raga iyo dumarka ka dhexeenykaro kulankaas waxey furey dareemo xoog leh buuxineysa boos xigtinimo, is dhiibid, cidlo iyo kelinimo dareemid iyo walwal.
thumbnail Title: Baaluqnimada
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-18T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Baaluqnimada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 18, 2017 and have 0 comments