DAAWO: Cabdi Warsame oo Minnesota uga dhex Jawaabay Haweenay Cadaan ah iyo Xiisada ka Dhalatay Dilkii Askari Soomaali-Maraykan ah lagu eedeeyay

DAAWO: Cabdi Warsame oo Minnesota uga dhex Jawaabay Haweenay Cadaan ah iyo Xiisada ka Dhalatay Dilkii Askari Soomaali-Maraykan ah lagu eedeeyay

Cabdi Warsame oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis   ayaa ka hadlay Dilka lagu eedeynayo Maxamed Nuur oo ah Askariga Soomaali Maraykan  ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Wuxuu Bulshada Soomaaliyeed ugu  sheegay  inaysan Arintaasi waxba ka Qusaynin,  islamarkaana ay ka digtoonaadaan Hadalada Warbaahinta ka baxaya.

Sidoo kale wuxuu Weerar ku qaaday dad Cunsuriyiin ah oo Islaam Nacaybku uu biyo dhigtay, Wuxuuna si toos ah ugu Jawaabay Haweenay dhowaan arintaasi si kale u dhigtay.



thumbnail Title: DAAWO: Cabdi Warsame oo Minnesota uga dhex Jawaabay Haweenay Cadaan ah iyo Xiisada ka Dhalatay Dilkii Askari Soomaali-Maraykan ah lagu eedeeyay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-26T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Cabdi Warsame oo Minnesota uga dhex Jawaabay Haweenay Cadaan ah iyo Xiisada ka Dhalatay Dilkii Askari Soomaali-Maraykan ah lagu eedeeyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 26, 2017 and have 0 comments