Daawo Muuqaal: Amiirka dalka Qadar oo Shacabka La Hadlay “Marnaba Kama Tanaasulayno Madaxbanaanideena”

Daawo Muuqaal: Amiirka dalka Qadar oo Shacabka La Hadlay “Marnaba Kama Tanaasulayno Madaxbanaanideena”

Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Xamad Al-thani ayaa markii ugu horaysay Shir Jaraa’id qabtay Tan iyo Markii ay Bilowdeen Xiisadaha u dhexeeya Dalka Qadar iyo Xulufada uu sucuudigu Hogaaminayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Sheekh Tamiim ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Xaalada dalka Qadar, 

Sida looga guulaystay Xayiraadii la saaray, Wuxuuna sheegay inaysan Marnaba ka tanaasuli doonin Xoriyadooda iyo Madaxbanaanida dalka Qadar, 

Wuxuuna xusay inay Fashilmeen Isbahaysigii Sucuudigu.

Daawo Muuqaal: Amiirka dalka Qadar oo Shacabka La Hadlay “Marnaba Kama Tanaasulayno Madaxbanaanideena”


thumbnail Title: Daawo Muuqaal: Amiirka dalka Qadar oo Shacabka La Hadlay “Marnaba Kama Tanaasulayno Madaxbanaanideena”
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-22T19:44:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Muuqaal: Amiirka dalka Qadar oo Shacabka La Hadlay “Marnaba Kama Tanaasulayno Madaxbanaanideena”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 22, 2017 and have 0 comments