Daawo: Qubanaha VOA “Ilhaan Cumar iyo Muslim Nacaybka Maraykanka, Doorashada Kenya iyo Soomaalida

Daawo: Qubanaha VOA “Ilhaan Cumar iyo Muslim Nacaybka Maraykanka, Doorashada Kenya iyo Soomaalida

 Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA, Waxaana Todobaadkan si wada jir ah usoo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Minnesota oo ka hadashay Muslim Nacaybka ka taagan Maraykanka iyo Sida ay iyada u saamaysay Arintaasi, Ololaha doorashada  Kenya ka dhici doonta Bisha danbe iyo Musharixiinta Soomaalida ah ee ka Tartamaya Xaafada Islii ee magaalada Nairobi iyo Qodobo kale oo xiiso leh.

thumbnail Title: Daawo: Qubanaha VOA “Ilhaan Cumar iyo Muslim Nacaybka Maraykanka, Doorashada Kenya iyo Soomaalida
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-23T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Qubanaha VOA “Ilhaan Cumar iyo Muslim Nacaybka Maraykanka, Doorashada Kenya iyo Soomaalida



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 23, 2017 and have 0 comments