Daawo Video: Al-shabaab oo dagaal ku galay Farlibaax, Dumar iyo Gaadiid ay ka wateen iyo sida wax u dhaceen

 Ururka Al shabaab ayaa saaka weeraray deeganka Farlibaax oo qiyaastii 45 KM dhanka Galbeed ka xiga magalaada Baladweyne iyagoo halkaa ku diley hal ruux afduubtay 3 dumar ah oo u shaqeynayay  ha’yad maxali ah oo ka howlgasha gobolka Hiiraan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Iskahorimaad kooban oo ka dhacay deeganaka  Farlibaax ayaa  waxaaku dhintey mid kamid ah ilaalada haya’ada maxaliga ah. Saddexda gabdhood oo ka mid ah shaqaalaha  ha’yada  maxali ah  oo ka shaqeysa arrimaha miino baarista ayaa la sheegay  in ay  Al shabaab ay ka afduubteen deeganka Farlibaax islamarkana ay dileen wiil dhalinyaro ah oo la shaqeynayay ha’yada.

Al-shabaab ayaa sheegtay inay ka dambeeyeen weerarka ayna sidoo wateen gaadiid ay leeyihiin ha’yado  ka howlgala deeganka kuwaaso gaarayay ilaa saddex gaari.

thumbnail Title: Daawo Video: Al-shabaab oo dagaal ku galay Farlibaax, Dumar iyo Gaadiid ay ka wateen iyo sida wax u dhaceen
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-22T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Video: Al-shabaab oo dagaal ku galay Farlibaax, Dumar iyo Gaadiid ay ka wateen iyo sida wax u dhaceen

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 22, 2017 and have 0 comments