Xuseen Ibraahim Guuleed oo ah Wiil Soomaaliyeed oo Nolol wanaagsan ku haystay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa wuxuu dhowaan yimid magaalada Hargeisa, Halkaasi oo shaqo aan la Filaynin uu ka Bilaabay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xuseen ayaa magaalada Hargeisa wuxuu ka Bilaabay inuu ku dhex iibiyo SHAAHA WAREEGA, Kaasi oo ah mid uu dhabarka ku sito, wuxuu sheegay inuu Qurbaha Nolol Wanaagsan iyo shaqo ku haystay Balse ay ka qiimo badan tahay shaqada aad dalkaaga ka qabatid.

Posted by:
Published :2017-07-31T21:13:00+07:00
DAAWO: Wiil Soomaaliyeed oo tagey Maraykanka oo Maqaaxida Wareegta ka Bilaabay magaalada Hargeisa
Posted by July 31, 2017 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment