Daraasad La Sameeyay Ayaa lagu Ogaaday:- Ninka Ay Gabdhuhu Ku Riyoodaan

Daraasad La Sameeyay Ayaa lagu Ogaaday:- Ninka Ay Gabdhuhu Ku Riyoodaan

Ninka ka soo bixi kara mas’uulidda guriga waa ninka noloshiisa guriga noqonaysa mida wanaag leh, haweenku  waxay ka helaan ninka sifooyinkaan leh:

-Waa nin Alla ka baqaya

-Waa nin jacaylka yaqaana

-Waa nin balwad aan lahayn

-Waan nin aan been sheegin

-Waa nin xaaskiisa qiimeeya

-Waa nin dadka aan yasin

-Waa nin sharaftiisa dhowra.

Ninyahoow sifooyinkaan ma leedahay? HAA ama MAYA. Jawaabta hoos kusoo qor.



thumbnail Title: Daraasad La Sameeyay Ayaa lagu Ogaaday:- Ninka Ay Gabdhuhu Ku Riyoodaan
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-01T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daraasad La Sameeyay Ayaa lagu Ogaaday:- Ninka Ay Gabdhuhu Ku Riyoodaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 01, 2017 and have 0 comments