galmada malag dhargaa horta?

galmada malag dhargaa horta?

Gabaryaheey waxad ogataa in ninkaada kaliya uusan mas`uul ka aheyn in uu kaa dharjiyo ciyaarta sariirta , balse waxaad ogataa in ay qoorta kuu suran tahay shaqo weyn oo ah in aad kicisid dareemihiisa isna , waxaadna ogataa in taasi hadaad u sameeyso in isna si weyn uu kuu baahi tirayo.

Qorshaha ku darso in dhagaha ay door weyn ka qaataan kicinta ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa .



Qubarada xogshidan ee dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u leeyihiin in ay dharjin karaan lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan .

thumbnail Title: galmada malag dhargaa horta?
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-01T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
galmada malag dhargaa horta?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 01, 2017 and have 0 comments