Jen. Jaamac Maxamed Qaalib Oo Iska Casilay Xilkii Farmaajo U Magacaabay

Jen. Jaamac Maxamed Qaalib Oo Iska Casilay Xilkii Farmaajo U Magacaabay

Jen. Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ayaa iska casilay xilkii uu xalay u magacaabay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee ahaa guddoomiyaha guddiga taakuleynta ciidamada qalabka sida.

Magacaabada Jen. Qaalib oo kasoo wareegatay 24 saac ayaa caddeyn sababta uu iskaga diiday xilkaan xili uu xalay goobta lagu magacaabay uu joogay, dhinacna taagnaa madaxweyne Farmaajo.Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay guddoomiyaha guddiga qoontada taageerada ciidamada qalabka sida u magacaabay Jen. Maxamed Jaamac Qaalib, halka kuxigeenkiisana u magacaabay Sh. Nuur Baaruud Gurxan.





Munaasabadaan ayaa ujeedadeedu aheyd qorshaha dowladda ay ku damacsan tahay in mushaar joogto ah helaan ciidamada qalabka sida.
thumbnail Title: Jen. Jaamac Maxamed Qaalib Oo Iska Casilay Xilkii Farmaajo U Magacaabay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-10T18:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jen. Jaamac Maxamed Qaalib Oo Iska Casilay Xilkii Farmaajo U Magacaabay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 10, 2017 and have 0 comments