maxaabiis somali ku xerxerna dibada oo muqdishoo gaaray farxada ka muuqato daawo

maxaabiis somali ku xerxerna dibada oo muqdishoo gaaray farxada ka muuqato daawo

Dowlada Somalia oo umahadcelisay dowlada Ethiopia(sawiro)

Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maxaabiis dhan 114 dhalinyaro ubadan oo ku xidhnaa xabsiga magaalada JigJiga.




Wasaarada arimaha dibadda ee Somalia ayaa soo saartay loogu mahadcelinayo dowlada Ethiopia.Hoos ka akhriso qoraalkii wasaarada iyo sawirada maxaabiistii maanta laga soo dejiyay Muqdisho.

thumbnail Title: maxaabiis somali ku xerxerna dibada oo muqdishoo gaaray farxada ka muuqato daawo
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-24T03:17:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
maxaabiis somali ku xerxerna dibada oo muqdishoo gaaray farxada ka muuqato daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 24, 2017 and have 0 comments