MUUQAAL: Baarlamaanka Puntland oo ku Baaqay in Xilka laga qaaday C.wali Gaas & Ku xigeenkiisa C.xakiin Camey

Qaar kamid ah Xildhibaanada maamulka Puntland oo dhowaan Xilkiii ka qaaday Golihii Wasiirada ee Puntland, ayaa sidoo kale eedayn usoo jeediyey Madaxwaynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen in madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisu aysan Aqoonsanayn Baarlamaanka, waxayna soo jeediyeen inay Codka Kalsoonida kala Noqdaan C.wali gaas iyo ku xigeenkiisa.

thumbnail Title: MUUQAAL: Baarlamaanka Puntland oo ku Baaqay in Xilka laga qaaday C.wali Gaas & Ku xigeenkiisa C.xakiin Camey
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-23T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUUQAAL: Baarlamaanka Puntland oo ku Baaqay in Xilka laga qaaday C.wali Gaas & Ku xigeenkiisa C.xakiin Camey

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 23, 2017 and have 0 comments