MUUQAAL: Dhalinyaradii Kasoo baxay Jaamacadaha Dalka iyo Kuwa Debedda oo Bilaabay Arin Dadka Farxad gelisay

MUUQAAL: Dhalinyaradii Kasoo baxay Jaamacadaha Dalka iyo Kuwa Debedda oo Bilaabay Arin Dadka Farxad gelisay

 Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kasoo baxay Jaamacadaha Dalka iyo Kuwa Debedada  ayaa  Waxay doorteen Shaqo ay ugu adeegayaan  Dadkooda iyo Dalkooda, waxay la Leexdeen inay Fadhiistaan Xafiisyo, waxay doorteen inay ka mid noqdaan oo Tayyo u yeelaan Ciidamada Qalabka Sida.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



“Hadii ay Aqoontaadu yartahay waxaa Yaraanaysa Wadaniyadaada, Anigu Aqoontayda Booliska ayaan kusoo Biiray, Shaqo kasta waan Qaban karaa, hadii aqoontaadu dhisan tahay Caqligaagu wuxuu Noqonayaa mid Buuxa” ayuu yidhi Cabduullahi Sheekh Axmed.

Waxaan Jeclaystay anigoo ah Arday dhameeyay Jaamacada,  Inaan ku Biiray Ciidanka, waxaan Jeclahay in Dhibaatooyinkii aan soo arkay aysan la Kulmin Jiilka iga dambeeya, oo ay ku Noolaadan Dawladnimo Qurux badan”  Ayay tidhi Fardawsa Cabdullahi Abtidoon.
thumbnail Title: MUUQAAL: Dhalinyaradii Kasoo baxay Jaamacadaha Dalka iyo Kuwa Debedda oo Bilaabay Arin Dadka Farxad gelisay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-30T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUUQAAL: Dhalinyaradii Kasoo baxay Jaamacadaha Dalka iyo Kuwa Debedda oo Bilaabay Arin Dadka Farxad gelisay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 30, 2017 and have 0 comments