MUUQAAL: Maamulka Hirshabeelle oo Qaybo kamid ah Baladwayne aan Tegi Karin Iyo Hanjabaadii Cosoble

MUUQAAL: Maamulka Hirshabeelle oo Qaybo kamid ah Baladwayne aan Tegi Karin Iyo Hanjabaadii Cosoble

Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble ayaa dhowaan ku Hanjabay in magaalada Baladwayne hadii laga wada taagin Calanka Hirshabeelle uu Tallaabo adag qaadi doono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Hadaba Arintaasi ayaa dhicisowday kadib mudo 48-saacadood ah oo u Qabtay, waxaana magaalada Qaybo kamid ah la sheegay inaanu tegi karin maamulka Hirshabeelle, Halkaasi oo ay ku sugan yihiin Ciidamo kasoo Horjeeda.

Warbixin Arintaasi ku saabsan Waxaa Diyaariyey Telefishinka SAAB.

thumbnail Title: MUUQAAL: Maamulka Hirshabeelle oo Qaybo kamid ah Baladwayne aan Tegi Karin Iyo Hanjabaadii Cosoble
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-22T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUUQAAL: Maamulka Hirshabeelle oo Qaybo kamid ah Baladwayne aan Tegi Karin Iyo Hanjabaadii Cosoble



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 22, 2017 and have 0 comments