Muuqaal: Madaxwaynaha Turkiga oo Si Balaadhan loogu soo dhoweeyay dalka Qadar, Amiirka oo Garoonka ugu Tagay

Muuqaal: Madaxwaynaha Turkiga oo Si Balaadhan loogu soo dhoweeyay dalka Qadar, Amiirka oo Garoonka ugu Tagay

 Madaxwayanaha dalka Turkiga Rejeb Erdogan ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Caasimada ee dalka Qadar, Waxaana Wafdiga Madaxwaynaha Garoonka uga hortagay Amiirka dalka Qadar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



Booqashada Madaxwayne Erdogan ayaa waxay ku saabsan tahay sidii Xal buuxa looga gaadhi lahaa Khilaafka Siyaasadeed ee dalalka Khaliijka, Sidoo kalana wuxuu horey usoo Maray Sucuudiga iyo Kuwait.

thumbnail Title: Muuqaal: Madaxwaynaha Turkiga oo Si Balaadhan loogu soo dhoweeyay dalka Qadar, Amiirka oo Garoonka ugu Tagay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-26T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Muuqaal: Madaxwaynaha Turkiga oo Si Balaadhan loogu soo dhoweeyay dalka Qadar, Amiirka oo Garoonka ugu Tagay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 26, 2017 and have 0 comments