MUUQAAL Qubanaha VOA: La yaabka Hargeisa Qarsoon, Shirkad ka Farxisay Soomalida USA & Yamaniyiinta Bosaso

MUUQAAL Qubanaha VOA: La yaabka Hargeisa Qarsoon, Shirkad ka Farxisay Soomalida USA & Yamaniyiinta Bosaso

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay si wada jir ah usoo jeedinayaan Jacfar Kuukaay iyo Falastiin Axmed Iimaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay  “Xaalad Naxdin badan oo ka taagan Xaafad ku taala Hargeisa oo loogu magac Daray  “Hargeysada Qarsoon”,  Shirkad ka howlgasha Gobolka Minnesota oo Farxad gelisay Soomaalida Minneapolis, Qaxootiga Yamaniyiinta ah ee ku sugan Magaalada Boosaaso oo Halkaasi ka Bilaabay Ganacsi Bulshada Raali geliyey iyo Qodobo Xiiso leh.

thumbnail Title: MUUQAAL Qubanaha VOA: La yaabka Hargeisa Qarsoon, Shirkad ka Farxisay Soomalida USA & Yamaniyiinta Bosaso
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-30T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUUQAAL Qubanaha VOA: La yaabka Hargeisa Qarsoon, Shirkad ka Farxisay Soomalida USA & Yamaniyiinta Bosaso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 30, 2017 and have 0 comments