MUUQAAL: Wasiir Bayle oo Baydhaba ka dhagax dhigay Wado laami ah, Kana Hadlay Quruxda iyo Nimcada Somaliya

MUUQAAL: Wasiir Bayle oo Baydhaba ka dhagax dhigay Wado laami ah, Kana Hadlay Quruxda iyo Nimcada Somaliya

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Cabdiraxman Ducaale Bayle iyo wafti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhagax dhigay wadamo laami oo dharerkeedu gaarayo 3.5km .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wadadaan ayaa waxaa bixinaya Bangiga Aduunka waxaana lasoo marsiiyey lacagta ku baxaysa Mashruuca SSF, oo hoostimaada Wasaaradda Maaliyadda, taas oo shaqadeedu tahay dhismaha wadooyinka iyo dayactirka xarumaha dowladda.

thumbnail Title: MUUQAAL: Wasiir Bayle oo Baydhaba ka dhagax dhigay Wado laami ah, Kana Hadlay Quruxda iyo Nimcada Somaliya
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-11T19:24:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUUQAAL: Wasiir Bayle oo Baydhaba ka dhagax dhigay Wado laami ah, Kana Hadlay Quruxda iyo Nimcada Somaliya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 11, 2017 and have 0 comments