NINKAAGA ARINTAAN HA U SHEEGIN WELIGAA.

NINKAAGA ARINTAAN HA U SHEEGIN WELIGAA.

Haweenka qaarkood waxa jira in  niyadooda iyo qalbigooda uu saafi yahay haddii ay wax wanaagsan ku argaan saaxibadooda ama qof ay garanayaan sida qof wax ku ool ah , dabeecad wanaagsan ayaa waxaa suura gal in ninkeeda ay uga sheekeyso isla markaana waqti loo joogo iyo xili aan loo jooginba ka bad-badisa .

Arintaasi waxa ay keeneysa in qalbiga ninkeeda uu dhaqaaq sameeyo maxa yeelay haweenka ma garanayaan in qalbiga iyo dhagta ay mararka qaar indhaha ay wax ka hor jeclaadaan.


Mar walba waxaa laga yaabaa in haweeneydaas in ninkeeda ay kula nooleed farxad midda uga sareysa balse waxaa durbaba bilaabanaya in ay noloshii ay cakiranto oo ay wasaqoowdo , mana oga sababta taasi keentay , shaydaankiina goobta ayuu soo galayaa si uu dhameystiro bur burinta qoyskaasi maxaa yeelay waxa uu helay albaab uu ka soo galo .

thumbnail Title: NINKAAGA ARINTAAN HA U SHEEGIN WELIGAA.
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-27T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
NINKAAGA ARINTAAN HA U SHEEGIN WELIGAA.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 27, 2017 and have 0 comments