QAABKA QUBAYSKA WAAJIBKA AH

QAABKA QUBAYSKA WAAJIBKA AH

– Niyayso inaad qubays waajib ah qubaysanaysid.
– Dhaq xubnaha taranka, dabeetana gacmaha iska dhaq.
– U weyseyso sidaad ugu weyseysan jirtay Salaadda, lugahase katag.
– Qubayskii billow adiga oo madaxa iyo garka biyaha dhex gelinaya.


– Si fiican biyaha madaxa ugu shub ilaa ay ka hooraan.
– Jirka ka dhaq dhanka midig.
– Dhaq dhanka bidix.
– Haddaad tahay qof cayilan, biyaha gaarsii meelaha jirku ka laablaabmo ee ay dhici karto in aanay keligood gaari karayn.
– Dabeeto lugaha iyo cagaha iska dhaq
– Waad dhammaysay, ha yeeshee biyaha dhabiil oo haku dhayalin.


thumbnail Title: QAABKA QUBAYSKA WAAJIBKA AH
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-25T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
QAABKA QUBAYSKA WAAJIBKA AH



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 25, 2017 and have 0 comments