Qaabka Ugu Macaan Ee La Isku Dhalaaliyo Galmada Iyo Latalinta Dumarka.

Qaabka Ugu Macaan Ee La Isku Dhalaaliyo Galmada Iyo Latalinta Dumarka.

 Haweeney waliba waxa ay aad u hamineysaa in ay soo jiidato ninkeeda isla markaana ka dhigto mid aan awood u laheyn in uu ka fogaado,  hadaba gabaryaheey waxaa kula gudboon in aad ninkaada ku farxad giliso dhanka sariirta , hana noqon midda kaliya ninka ka sugta hindisaha ciyaarta oo waxaad siisaa dareen ku aadan arintaan ..

Habab qatar ah ayaa jiraoo ku aadan firaashka ogaaw (Isha) ninka aad ayuu  u jecel yahay in indhihiisa qabtaan xaaskiisa  oo u dhameystirin labis iyo qurux  , ma aha daruuri  in aad ugu labisto dhar qaawnaantaa laga arkayo balse waa in ay kala du-duwan yihiin waxa ayna taasi keeneysa in uu sugi waayo sariirta , hadaba marba hab u hagaaji tintaada .

Dhagta: waxa uu ninka jecel yahay in lamanagtiis  uu ka maqlo eray kan ugu macaan ,  isla markaana ugu yeerto magacyo kuwo ugu macaan , waxaan kuu muhiimsan in ninkaada kula hadasho cod macaan dareenkisa kicinaya , hadii uu daalan yahay ninkaada haka xasdin in aad u masaajeeso , ogaaw waxaad arkeysaa isaga oo baashaalka kugu bilaabaya kuuna masaajeynaya.

Sanka: gabaryaheey ogaaw ninka ma jeclo in hal nooc oo barfuun ama catar ah uu ka carfiyo lamantiisa , hadaba marba mid u adeegso  qorshana ku darso in mararka qaar ninkaada uu u baahan yahay  carftaada dabiiciga ah  oo uu
sandaarsado.?.

Shumiska: ha iloowin hadii uu kaa hor hurdo in aad shumiso sidoo kale marka uu tooso aroortii  , Hhalka aad naga aqrisanaysaan waa shabakada caanka ah ee shumis.net sidoo kale ugu dambeyntii in aad hababka ciyaarta ukala bad-badashid  oo haka xishoon in aad ka codsato in uu jugta ku sameeyo qaab istaag ah ama nooca loo yaqaan 9- waana iyada oo la iska soo horjeedo in lugaha la is dhaafsado waana habka ugu macaan ee ay haweenka ku gaaran gariirka galmada



Sidoo kale jirka meel walba ayaa la iskala baashaali karaa inta ay galmada socoto haweenkana waxa ay u tahay mid ka dhigta qof fir fircoon ragga iyana way farxad galisaa.








thumbnail Title: Qaabka Ugu Macaan Ee La Isku Dhalaaliyo Galmada Iyo Latalinta Dumarka.
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-31T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qaabka Ugu Macaan Ee La Isku Dhalaaliyo Galmada Iyo Latalinta Dumarka.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 31, 2017 and have 0 comments