Waxa saaki idinla wadaagnay Shahid Kapoor iyo qosykiisa oo kus sugan Airport-ka Mumbai ayagoo ku aadan New Yorka si ay ugu qeyb galaan IIFA awards 2017.
Waxaan haatan sawiro laga soo bandhigay Shahid Kapoor, Mira Rajput iyo gabadhooda Misha waxaana sawirada soo bandhigay IIFA.
Shahid Kapoor gabadhiisa Misha ayaa ah marka ugu horeysay dalka dibadiisa la geeyo sidoo kale waxaana isha lagu wada haaya jilaayaasha kale ee bollywood-ka kuwaaso ka qeyb gali doono IIFa Awards oo socon doonto 2 maalin 14 July – 15 july.
Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhiga.

Posted by:
Published :2017-07-13T23:30:00+07:00
Sawiro U Gaar Ah Shahid Kapoor, Mira Rajput Iyo Gabadhooda Misha Oo Ku Sugan New York
Posted by July 13, 2017 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment