SAWIRRO: Rihanna Oo Indha Darandar Ku Riday Taageerayaasheeda naasaha so qaawsatay

SAWIRRO: Rihanna Oo Indha Darandar Ku Riday Taageerayaasheeda naasaha so qaawsatay

Fannaanada reer Mareykan, Rihanna oo caanka ku ah xirashada dharka indha qabadka iyo soo jiidashada leh marka ay xafladaha iyo red carpet-ka taagan tahay ayaa soo jiidatay indhaha kumanaan qof oo kasoo qeybgalay xaflad ka dhacday magaalada London ee dalka UK oo lagu soo bandhigayay filimka cusub ee Valerian oo RIhanna ay qeybta ka tahay.

Rihanna oo soo xiratay dhar aad u qurux badan oo garbaheeda ay bannaanaayeen ayaa indha darandar ku riday taageerayaasheeda London waxayna beentaa tiri jilayaashii kale ee dumarka ahaa oo ay ka dhex muuqatay.

Rihanna ayaa saagadii ay soo xiratay oo callorka  gaduudka ah, garbahana ka qaawaneyd, waxay soo ceejisay naasaheeda, kuwaasoo kaamirooyinka ay qabteen.









Marka laga hadlaayo fannaaniinta Mareykanka iyo kuwa Yurub, Rihanna waxay kaga duwan tahay inay soo xirato dharka indha qabadka leh ee soo jiidashada leh.

thumbnail Title: SAWIRRO: Rihanna Oo Indha Darandar Ku Riday Taageerayaasheeda naasaha so qaawsatay
Posted by:galmada Net
Published :2017-07-27T20:53:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SAWIRRO: Rihanna Oo Indha Darandar Ku Riday Taageerayaasheeda naasaha so qaawsatay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 27, 2017 and have 0 comments